top of page

Books

Dalmar Online Community Library Maktabadda Bulshada ee Dalmar online Welcome to our library! Ku soo dhawaaw Maktabaddeena! We are building a collection of books in Somali and English. You will be able to find books here in many different subjects. Please contact us if there is an area that you would like us to cover. Waxaan billaabeynaa ururinta buugaagta af Soomaaliga iyo Ingiriiska ah, oo aad ka heli karto kuwo noocyo kala duwan ka hadlaya. Walaallo nalo soo xiriir haddii aad dooneyso inaan ku darno qeybo kale oo aad xiiseyneyso. Dhammaantood waxaad ka fiirin kartaa buugaagta habka online ka ah. Fadlan is diiwaan geli si aad ugu hesho fursadda dhex mushaaxa. ​ Are you a Somali author? Ma tahay qoraa Soomaali ah? We want to hear from Somali authors who are happy to contribute their books to our library. Please contact us if you have a book you wish to share with us. Waan jeclaan lahayn haddii aad qoraa Soomali ah tahay oo ku faraxsan inuu ku soo biiriyo buugtiisa maktabaddeena. Fadlan nala soo xiriir haddaad doonayso in aan buugaagtaada kula wadaagno si ay u gaarto qowmiyadda Soomaalida meel kasta oo ay joogaan Many thanks to the authors who have already contributed to our library! Waa ku mahadsan yihiin qorayaasha mar hore ku deeqay maktabaddeena

Somali Folktales and Cultural Information

This book explores Somali culture. How do we learn about culture? British culture surrounds those growing up in the UK. The British language, customs, and traditions are readily visible and easily learned by children.

 

Buuggaan wuxuu baaraayo dhaqanka Soomaalida. Sideen ku baran karnaa wax ku saabsan dhaqanka? Bulshooyinka ku koray dalka Ingiriiska, dhaqanka Ingiriiska, luqadda, iyo dhaqannada soo jireenka ah waa kuwo si fudud loogu arki karo, una baran karaan carruurta. Si kastaba ha ahaatee

Somali Folktales and Cultural Information cover.jpg

Golden Mouse

This book explores Somali culture. How do we learn about culture? For individuals growing up in the UK, British culture is universal. The British language, customs, and traditions are readily visible and easily understood by children.

Golden Mouse book cover2.jpg

Introduction to Mental Illness

This book talks about how Somalis view mental illness and how to be aware. 

Buugaan waxa uu ka hadlayaa sida Soomalidu u aragto cudurrada dhimirka iyo sidii looga hortigi lahaa.

Introduction to Mental Illness front cover.png

Laba Midable

SULDAAN MAXAMED SULDAAN IBRAAHIM (GARYARE)

Debate book. The book is about the conflicting principles of Somali society and the individual regarding reactions to life events and existential questions. The book's title, Laba midable, means a person or thing with two colours, here intended as a double standard.

Laba Midable book fp.png

Nursery Rhymes and Stories

Rhymes and stories are very important. Somali culture

If you want to know more about Somali rhymes, you will like this book.

Dhaqanka Soomalida aad ayuu muhiim ugu yahay heesa caruureedka iyo sheekooyinka ilmaha marka la seexinayo ama marka la ciyaarsiinayo , buugaan ayaad ka helikartaa .

Nursery Rhymes and Stories front cover_edited.jpg
bottom of page